HIRED waxay ka mid tahay hay’adaha aadka loo tixgaliyo oo bixiya khidmadaha shaqo-qorista iyo tababarada ee Minneapolis - St. Paul iyo nawaaxigeeda. Waxaa la aasaasay 1968, hadafkeeduna uu yahay in ay bixiso la shaqeyn shaqsi ahaan iyo soo bandhigid xal u helida shaqada. HIRED waxay taakulaysaa dadka dan yarta ah iyo kuwa kale ee shaqo doonka ah si ay u noqdaan kuwa u qalmi kara shaqada iyo helitaankeeda.
HIRED waxay xafiisyo ku leedahay Minneapolis, St. Paul, Brooklyn Park, Brooklyn Center iyo Bloomington.
Wixii faahfaahin oo ku saabsan HIRED, la soo xiriir Nimo Gedi, tel: 651-999-5657, ama
e-mail.
|
 |
HIRED Works Set for July
HIRED Works – a one-hour “get to know
us” event for potential partners and supporters – will
be held in Minneapolis on July 9, and in St. Paul on July 17.
Please plan to join us for one of these sessions! More information
about HIRED Works is available here.
Jobs Summit a Wild Success
On May 15, HIRED held its first annual Jobs Summit
Fundraising Breakfast. The event, which was attended by approximately
200 people, raised thousands of dollars for HIRED programs.
More...
|
|